Madaxweyne Laftagareen oo kulamo ka wada Magaaladda Kismaayo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Magaalada Kismaanyo kulan kula qaatay Qeybaha kala duwan Bulshada Jubbaland ee ku nool Magaalada Kismaanyo Kulanka Waxaa sido kale ka qeyb galay Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Shekh Cabdi Maxamed iyo Xubno ka socday Gollaha Wasiirada labada Dowlad Goboleed. “Jubaland iyo Koonfur Galbeed … Continue reading Madaxweyne Laftagareen oo kulamo ka wada Magaaladda Kismaayo (Sawirro)